Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
16th January 2025 admin
Garaad Saleeban Garaad Maxamed iyo Masuuliyiin ka tirsan dawladda Puntland oo si kulul uga hadlay Hanjabaadaha maamulka Hargeysa, si cadna u shaaciyey jawaabta dawladda ee ku wajahan xoreynta Gobalka Sool. …
16th January 2025 admin
Maamulka Galmudug markii la dhisayey ayaa lagu heshiiyey in Cadaado ay ahaato caasimada kumeel gaarka ah hadhawna loo raro magaalada Dhuusamareeb. Waqtigan oo Alhlusunna lala heshiiyey taas oo ka tallineeysay magaalada Dhuusamareeb ayaa reer Cadaado waxeey billaabeen ineey mucaaradaan heshiiskaas.…
16th January 2025 admin
Xubno ka mid ah beesha Isaaq ayaa dood ay qabsadeen ugga hadlay qaabka ay aqoonsi ku helli karaan iyo sababta loo aqoonsan waayey, iyagoona qiyaaliga ay aaminsan yihiin ka iibinaya shacabka masaakiinta ah ee la marin habaabiyey. Haddii guriga uu …
16th January 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku gudajiro socdaalka Nabadda iyo Dib-uheshisiinta ayaa gaaray magaalada Dhusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug …