Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Beesha Dhulbahante, Maamulkee ayay Marti ku yihiin kee bayse iyagu leeyihiin oo Saami Fiican ka Helaan.??? Is Barbardhig Saamiga Beesha Dhulbahante ay Puntland ka Hesho iyo kan ay Somaliland ka hesho. Saamiga Puntland ay ka Helaan. ● Madaxweyne ku Xigeenka …

6th October 2024  admin  

Madaxweyne Xaaf, Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi, Taliyaha CXDS Cabdiwali Jaamac Gorod, Taliyaha Ciidan Daraawiishta Puntland iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta ku guuleystay in ay furaan wadooyinkii magaalada Gaalkacyo ku xirmay dagaalkii ka dhacay. …

6th October 2024  admin  

Mid ka mid ah siyaasiyiinta uu Suldaan Siciid niyad jebiyey  oo hadda ka hadlay warbaahinta. Cabdulqaadir Jaamac Xaamud, oo ka mid ah siyaasiyiinta degaanadii ay ka soo jeedeen ee Ceerigaabo Nacnaca ka  siistay beelaha Isaaq , ayaa hadda ku waabariistay …

6th October 2024  admin  

“Isaaqoow ma sida beesha Warsangeli oo aan Dirba inala  ahayn ayaad  wasiir Caato ah na siiseen. Taas idin ka yeeli mayno …