Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland waa maxay shaqadiisu? …

6th October 2024  admin  

Cabdiraxman Cabdishakuur,  oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaliya,  ayaa caawa xabsiga magaalada Muqdisho lagu dhex tuuray oo lagu xidhay. Warkan wixii ku soo kordha gadaal ayaan ka soo qori doonaa…

6th October 2024  admin  

Afhayeenka Mooryaanta Soomaaliyeed Mahad Salaad oo ka hor yimid in xilka laga qaado  Xildhibaanadii lagu soo eedeeyey inay Mooryaanimo ku shaqaystaan …

6th October 2024  admin  

Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in Labada XIldhibaan ee kala ah Xasan Macallin Maxamuud iyo C/Saabir Nuur Shuuriye ay ku eedeysanyihiin Qaran dumisnimo iyo in ay dowlado shisheeye lacag ka qaataan,taas oo uu sheegay in ay tahay qaran dumisnimo. …