Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Qoraalka labada wasiir waxa ka muuqata Mucaaradnimo ay u hayaan  dawladda ay ka tirsan yihiin Wasiir Islow waxaad sheegtay waa qalad, dastuurka akhriso, qodobadda 16 aad iyo 20aad ayaa shacabka iyo muwaadiniinta u fasaxaya iney kulmi karaan ,shiri karaan sidaas …

6th October 2024  admin  

Puntland ayaa u gudubtay Ciyaarta kama dambaysta ka dib markii ay xulka Banaadir ay kaga badiyeen 0-1 oo Puntland guushu ku raacday. Ciyaarta oo ahayd mid xiiso badan ciyaartoyda Puntland Galabta Waxaa ay soo bandhigeen Ciyaar cajiib ah oo ay …

6th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saraakiisha hoggaamada kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka kula kulmay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa ciidanka kala hadlay arimo u badan dhiira galinta hawgalada la doonayo in guud ahaan …

6th October 2024  admin  

War-saxaafadeed:- Hay’adaha Amniga iyo Xeer Illaalinta Qaranka oo faah-faahin ka bixiyay howlgalkii xalay Muqdisho, 18 December 2017 – Sidaad la socotiinba hay’adaha Amniga iyo Xeer Illaalinta waxey maalmahan wadeen baaris danbiyo muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu tuhunsanyahay fal dambiyeedyo Qiyaano Qaran, …