Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Odayaasha Beelaha Hawiye oo ku guulaysatay  in C/raxmaan C/shakuur Xabsiga laga sii daayo Waxaa goor dhow la sii daayay xabsiga Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur, kaasoo habeenkii axada aheyd ay ciidamada ammaanka xabsiga u taxaabeen, kaddib markii weerar dhiig ku daatay ay …

6th October 2024  admin  

Cumar Cabdirashiid oo VOAda u waramayey ayaa difaacay Ca/raxmaaan Cabdishakuur. Cumar Ca/rashiid iyo Ca/raxmaan Cabdishakuur ayaa ka mid ahaa dadkii iibiyey badda Soomaaliya oo illaa iyo waqtigan ay taagan tahay murankeeda. Kooxdan abaabulan ee qooleesatada ah ayaa ah koox laga …

6th October 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 19 December 2017 dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xidhidoonta Garoowe iyoTaleex, taas oo dherer keedu dhan-yahay 90Km. Dhagax dhigga waddadani ayaa waxaa Madaxweynaha ku …

6th October 2024  admin  

Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo ka tacsiyeeyay dadkii Soomaalida ahaa ee lagu xasuuqay deegaanka Oromada …