Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Guddi Nabadayn Ah oo u Ambabaxay Degaanka Cagaare oo Maalmahan Ay Ka Jireen Dagaalo Sokeeye . Guddi nabadayn ah oo nabad kusoo dabaala dhibaatada ka dhextaagan dadka walaalaha ah ee wada degan degaanka  cagaare ayaa maanta 22 December 2017 waxa …

6th October 2024  admin  

Mareeykanka ayaa ku guuld dareeystay inuu ka hello taageero wadamada ku bahoobay Qaramada Midoobay si Qudus looga dhigo caasimada Israa’iil. Donald Trump oo u heesta adduunka in uu yahay iayga oo kalliya ayaa waxaa taas beeniyey wadamada ku bahoobay Qaramada …

6th October 2024  admin  

Dalalka ku bahoobay Qaramada Midoobay oo tiradooda ay gaarayaan 193 dal ayaa maanta cod u qaadaya kaasoo ay ugga soo horjeedaan  aqoonsigii Mareeykanka uu ku aqoonsaday Qudus ineey tahay caasimadda Israa’iil. Amaasadoorada u fadhida Mareeykanka Qaramada Midoobay ayaa waraaqo u …

6th October 2024  admin  

Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo  ka hor yimid Go’aanka Maxkamadda Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa ka hor yimid Go’aanka Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku fasaxay Cabdiraxmaan Cabdishakuur. …