12th May 2026 admin Category :
Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda gobolka Sanaag ayaa kullan ku yeeshay magaalada Boosaaso taas oo looga arrinsanayey sidii loo dardar gellin lahaa dhismaha wadada Ceel Daahir iyo Ceerigaabo.
Allsanaag.com