Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
17th January 2025 admin
In shacabka Soomaaliyeed ay ka baxaan dhibka, lana hello jawi barwaaqo iyo nabad waarta waa mid dadka badankiisa ay maanta jeclaan lahaayeen oo ay maankana ku hayaan. Waxaana dhab ah, in wacyi gellinta dadka oo la kordhiyaa ay tahay mid …
17th January 2025 admin
Maamulka Hargeeysa waxaa iska leh beelaha ku abtirsada SNMta, mana jirto wax maamul ah oo ay wada dhisteen dadkii degganaa dhulkii la isku oran jiray British Somaliland. Shaqsiyaadka maanta ka soo jeeda Sool iyo Sanaag ee la jooga beesha Isaaq …
17th January 2025 admin
Barnaamijka Dood Wadaag oo lagu fallanqeeyay arrimaha siyaasad ee ka jira waqtigan dalka Soomaaliya. Allsanaag.com…
17th January 2025 admin
Raadiga iyo Telifishinka qaranka ayaa la sheegay ineey yihiin warbaahin aan ka qeeyb qaadan wacyi gellinta shacabka iyo iyagoo aan dhexdhexaad u aheen mucaaradka iyo dawladda. Allsanaag.com…