Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
17th January 2025 admin
Allah ha u naxariistee Garaad Cali Buraale Xasan oo Xalay Alle wayne ku oofsaday magaalada Laascanood ee xarunta gobolka Sool Wuxuu ku dhashey Meel la dhaho BAARAAN , oo ah halka ay hadda tahay magaalada Kalabaydh oo Laascaanood kaga began …
17th January 2025 admin
Labo sano ka hor Taliyihii Ciidanka Puntland Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Afguduud), ayaa ka codsaday taliyihii Ciidanka Birmadka Puntland Cabdirisaaq xasan Cuuke (Afdolow) tirakoobka Ciidanka uu xukumo, oo uu kaga mushahaar qaato dawladda Puntland. Afdolow, oo markii ugu horaysay uu …
17th January 2025 admin
Casharka Jimcaha waxa uu ku saabsanyahay dhadhanka macaan ee iimaanka, waxaana inoo soo jeedinaya Shiikh Kenyaawi. https://youtu.be/JntDwGQKkxA Allsanaag.com…
17th January 2025 admin
Nasashada Jimcaha maanta waxaan ku soo qaadaneenaa riwaayad lagu dhigay dalka Jabuuti. https://youtu.be/cy_1mhlNP28 Allsanaag.com…