Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Dumarka iyo Caruurta ku nool gobolada waqooyiga Soomaaliya oo ay Shiicada Xututiinta Yamen ee Khumeni ka amar qaataa ay cabsi geliyeen, halka  Faysal Cali Waraabe, Dheeg iyo NacNac  laga  sugayey inay caruurta iyo Dumarka niyadda  u dhisaan iyagiina waa dhuunteen.…

6th October 2024  admin  

Siyasiyiinta HAG, ayaa maalmahan danbe waxay ku soo celcelinayaan hadaladan  ” haddan sidaan  doonayno aan   la yeelin ama taayada la qaadan waxa lagu laabanayaa 1991. Hadaba su’aasha is waydiinta mudan ayaa waxay tahay goormay siyasiyiinta Hawiye u ogolaadeen Somali inteeda …

6th October 2024  admin  

Sareeyo Guuto Ahmed Sheikh Mohamed oo ahaa La taliyihii dhinaca amniga madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulaahi farmaajo    ayaa waxa lagu bedelay Cabdisaciid Muse Cali, oo aan  khibrad Ciidan iyo mid amni lahayn oo la dhashay xaaska agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin …

6th October 2024  admin  

Mashuruucii Siciid Qorsheel soo xero geliyey ee maamulka Hawda Soomaaliya ayaa Muqdisho laga furayaa maalinta berito ah.  Wasiir Qorsheel ayaa si cad ugu sheegay maamulka SNM  in xarunta maamulka hawada Soomaaliya uu noqon doono caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho oo marna …