Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th January 2025  admin  

Ninkii aan ogaynoow waa taa Somalilandta dhabta, Garxejis oo dhinac fadhiya iyo jeegaanta oo dhinac kale  fadhida oo ka wada hadlaya sidii loo bahdili lahaa beelaha dega Sool iyo sanaag . Marabidii ka soo jeeday Sool iyo Sanaag iyagu shaaha …

17th January 2025  admin  

Afduubkii siyaasiyiinta Beesha Habar gidir ku haysteen  Viila Somaliya oo heshiis laga gaaray. …

17th January 2025  admin  

Ugaaska Beesha Tiinle,oo ka mid ah Ugaasyada beelaha  Axmed Harti, ayaa    sheegay inuu xadka bariga Somaliland  soo xirayo. Ugaaska oo lagu xanto inuu la shaqeeyo argagixisada buuraha Calmadow ayaa hadda ku sugan magaalada  Hargaysa. Lama garan karo Xadka uu Isaaq …

17th January 2025  admin  

Wasiirka dekedaha iyo Khayraadka badda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa ka warbixiyey dooni ururnayd ganacsato reer Puntland ah oo ku soo caaridey xeebaha magaalada Boosaaso. …