Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo ka xumaaday dagaal ooge gurigiisa la weeray iyo alaab uu hora Muqdisho uga bililiqaystay oo la sheegay in dhibaato soo gaartay. Cabdi Qaybdiid, Waa Soomaaliga nool oo hal maalin hal meel ku wada  wada dilay dhowr boqol …

6th October 2024  admin  

Shirkii Beesha Dhulbahante oo  Garaad Jeedal runta u Sheegay Isimada Hartiga waqooyi iyo Caruurta ay duufsadeen  oo maalinba meesha Bariisku ka bisil yahay Cimaamadda dhiganaya …

6th October 2024  admin  

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista Siciid Qorsheel  oo faahfaahin ka bixiyey Taariikhda heshiiska ay Soomaaliya kula wareegtay Hawadeeda. …

6th October 2024  admin  

Maamulkii beelaha Isaaq ku midaysan yihiin  ayaa  qaadan  KARI waayey in  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  daah-furay munaasabad lagu maamusayey dib u soo celinta maamulka hawada Soomaaliy Hoos ka daawo Wasiirkii hore ee wasaaradda Gaadiidka iyo duulista…