Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Mahad Salaad oo siyasadeeyey Islaantii Qaybdiid sheegay in Musquha loogu galay, oo wax ka run ah aan ilaa hadda la ogayn. Siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaliya mark ay bulshadooda kicinayaan dhaqanba dhaqanka uu  ka xun ayeey bulshadooda u sheegaan, si ay u …

6th October 2024  admin  

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maalmahan waxaa kusugnaa wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Amniga dawlada Puntland mudane Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad kuwaas oo u kuur galaya Amniga guud ee gobolka Mudug. Wafdiga Wasiirka ayaa maanta booqasho ku tagay …

6th October 2024  admin  

Xubno Ka tirsan Jamciyadda Salaam Development ayaa Booqasha ku tegay goobaha ay ka socoto dhismaha Wadada isku xidha Ceeldaahir -Ceergaabo, dhismahaas oo maraya meel fiican, rajana geliyey dad badan oo deeganka ku nool. wadadani waxay hal-bowle u tahay horumarka Gobolka …

6th October 2024  admin  

Kulan looga arrinsanayey waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo ayna soo qaban qaabiyeen isxilqaameyaal ah ayaa xalay lagu qabtey Hotel New Ray ee Garoowe. Ujeeddada kulanka oo ahaa Mahadcelin, dhiirrigelin iyo u qareemidda waddada, ayaa waxa lagu soo bandhigay warbixin dheeraad ah oo ah …