Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Doorashadii Map iyo Qalinkii weriye Maxamed Axmed Ciise Weriyaasha Puntlnd oo aan odhan karo waxay soo halgameen Xili burbur iyo xoriyad daro badan ay ka jirto guud ahaan dalka somaliya ,Iyagoo aan cidna ka helin tageero horumarineed iyo mid waxbarasho …

6th October 2024  admin  

Siyaasiyiinta Beesha Habar Gidir oo booqday Gurigii hogaamiyahooda Qaybdiid Xildhibaano iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ee beesha Habar Gidir ayaa maanta booqday hoyga Hogaamiyahooda  Cabdi Xasan Cawaale ee magaalada Muqdisho oo ay shalay sida uu sheegay Musqushiisa ay  …

6th October 2024  admin  

Waxaa maanta si diiran loo soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee KMG ee Caasimadda Puntland ee Garoowe Wasiirka Qorshaynta, Iskaashiga iyo xirirka caalamiga dowlada Faderaalka Soomaliya Am Jamaal maxamed Xasan iyo wefti uu hogaaminaayo. Wafttigaan oo ka soo kicitimay magaalada Mogdisho …

6th October 2024  admin  

Daawo saamayntii ay ku yeelatay “dhulka laysku haysto”  beelaha Harti ee waqooyiga Soomaaliya. Madaxda SNM ee beelaha Isaaq nasan maayaan ilaa  inta  bulshada gobolada Sanaag iyo Sool ay ku wada  dhamaanayaan xeryo Qaxooti, iyaga oo la kala barakiciyey degaanadoodii sida …