Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan  oo ku booqday   hoygiisa magaalada Qardho ee gobolka Karkaar  Boqorka beelaha Soomaaliyeed Boqor Burhaan Boqor Muuse …

6th October 2024  admin  

Waxa maanta caasimadda gobolka Haylaan ee Dhahar, Puntland  lagu soo dhoweeyey wafdigii isugu jiray Federaalka Soomaaliya iyo Puntland ee hogaaminayey Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan …

6th October 2024  admin  

Wefdi uu hogaaminayo wasiirka Arimaha Gudha DFs oo hordhac u ah madaxweyne Farmaajo oo Puntland  kusoo wajahan berri Wefdi ballaaran oo uu hoggaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid(Juxa) ayaa berri …

6th October 2024  admin  

Sawirka maanta iyo nabadda ka jirta gobolka Sanaag ee SNM doonayan inay carqaladeeyaan Waa maqaaxi ku taal badhtamaha degmada Badhan ee gobolka Sanaag.  Wasiirka Wasaaradda Waxabarshada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland Abshir Yuusuf Awciise Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdullaahi …