Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Xildhibaankii ka soo jeeda beesha Ciise Maxamuud Ubax ayaa qoorta loo suray, halka  xildhibanadii kale ee reer Puntland oo ay  ka mid ahaayeen   Xildhibaan  Bidhaan iyo Xildhibaan Cumar ismaaciil Waaberi iyaga dhinac laga dhaafay. Qaar ka mid ah siyaasiyiinta ka …

6th October 2024  admin  

Ciidamo Kamaandoos noqonaya  oo ka soo jeeda Sanaag, Sool iyo bari SSB kuwaas oo ka garab dagaalami doona Ciidamada Mujaahidiinta Puntland  …

6th October 2024  admin  

Bahda Allsanaag waxay hambalyo u dirayaan Abdiqudus Salah Donyaale oo Duqa Cusub ee Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka Jacob Frey uu  U Magacaabay Maamulaha Shaqalaha, shaqada, tababarka meel marinta qorshaha duqa iyo xiriirka ganacsiga ee magaaladaas…

6th October 2024  admin  

Waa Aflagaado iyo edeb daro qoraalkani loo gaysanayo Ra’isulwasaaraha Soomaaliya iyo beesha uu ka soo jeedo. Hadaad  aragtaan Murursade  Soomaaliya raisulwasaare ka ah ” waa iska Kirish boy”. Anagaa Muqdisho leh oo deniyo ka ah, Inta soo hartaa waa marti …