Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
18th January 2025 admin
Dekedii Bulshada reer Puntland maalmaha ku suubiyeen oo la gaaray Sawiradan waxa qaaday Maxamed Muuuse Macageed …
18th January 2025 admin
Ururka Sanaag, Sool iyo Bari, waa ururka qura ee ka jira Waqooyiga Soomaaliya ee ka hortagi kara riwaayada SNM dal iyo dibadba. Bulshada gobolada Sanaag , Sool iyo Bari ayaa kalsooni buuxda ku qaba in SSB fashilin doonto wada hadalada …
18th January 2025 admin
Isaaq hubaysan ayaa guryahoodii ka barkiciyey, intaas ugama harine, inta ay Dumar iyo caruur soo ururiyeen oo banaan Qoraxdu kulushahay fariisiyeen ayaa iyaga oo bahdilaya waxay leeyihiin Cuntaan idiin qaybinaynaa. Goormaa Isaaq Dhukbahante quudin jiray? Gaarigan raashinka wada wuxuu soo …
18th January 2025 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa Galabta 14 Feb 2018 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Janaraal Maxamed Abshir Muuse ee …