26th July 2024  admin  Category :

Isaaq hubaysan ayaa   guryahoodii  ka barkiciyey, intaas  ugama harine,  inta ay Dumar iyo caruur soo ururiyeen oo   banaan Qoraxdu kulushahay fariisiyeen ayaa iyaga oo bahdilaya waxay leeyihiin Cuntaan idiin qaybinaynaa. Goormaa Isaaq Dhukbahante quudin jiray?

Gaarigan raashinka wada wuxuu soo dhaafay degmooyin iyo degaano badan oo hoos yimaada gobolada Waqooyi galbeed iyo   Togdheer oo abaaro iyo biyo la’aani ka jirtaan, bulshada halkaa ku noolina ay u baahan yihiin gargaar iyo gurmad la soo gaarsiiyo.  Sababta uu Tukaraq oo Bariga gobolahka Sool u yimid waa sawirada aad arkaysaan ee bahdilaada ah in la soo gudbiyo Iyo Isaaq ayaa Harti quudinaya

https://youtu.be/VPKIcJl5ouo

https://youtu.be/4nQHuIwZNSI

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*