Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Beesha Isaaq oo hadda sheegtay inay Harti intiisa kale ay ka difaacayeen inay dilaan Labo garaad Jaamac. Hoos ka daawo Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo Wasaarada oo ka soo jeeda beesha  Makaahiil ,  Sacad Muuse ee Isaaq oo leh Isimaddii Dgulbahante …

7th October 2024  admin  

Argagixisdii alshabaab ee beesha Isaaq taageerada ka heli jiray ayaa  hadda   sheegay  inay ka caraysan yihiin labo wasiir ka soo jeeda gobolka sanaag oo dhowaan nooqasho ku yimid gobolkaas https://youtu.be/DB9UeQoeJHo…

7th October 2024  admin  

Alshabaab iyo Somaliland oo wada socda ayaa  soo weeraray Tukaraq, gobolka Sool. Ciidamo aan haybtooda la garanayn oo Calankii madoobaa iyo kii SNM wada  wata ayaa gudaha u soo galay degmada Tukaraq ee gobolka Sool. Dagaal ayaa hadda ka socda …

7th October 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa caawa oo taariikhdy tahay 07 January 2018 ka qayb galay kulan wadatashi ah oo udhexeeyay dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo dawladda Puntland. Madaxwaynaha aya waxaa kulanka wada tashiga ku wehelinayay Madaxwayne …