Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Socdaalka Nabadda, Dangoroyo, Yaka iyo Qardho ee degaamada Puntland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalooyinka …

7th October 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo safar shaqo ah ku jooga dalka Kuwait, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Diiwaanka dalkaasi Sheekh Cali Jaraax Al Sabaah, kaas oo gaarsiiyay  dhambaal …

7th October 2024  admin  

Mid ka mid ah alshabaabka beelaha Isaaq   u direen Koonfurta Soomaaliya ayaa ka hadlay booqashadii uu Wasiirka qorshayntu ku tegay gobolada  Sanaag iyo Sool . Waa nasiib daro in Caasimaddii Soomaaliya ee Muqdisho  ay ku sugan yihiin argagixiso diidan midnimada …

7th October 2024  admin  

Khudbaddii Suldaan Maxamed Suldaan Cartan, oo ah  Isim ka soo jeeda gobolka Sanaag …