Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Isimada Beelaha Isaaq oo ku heshiisyey in  la difaaco dhulka xooga ay ku haystaan ee gobolada Sanaag iyo Sool. Beesha Habar jeclo ayaa arintaa loo xilsaaray oo horay dagaalo uga riday degaanada  Maygaake iyo Kalshaale oo  hoos taga gobolka Cayn…

7th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullaahi Farmaajo oo ku guda jira Safarka Dib-usheshisiinta Soomaaliyeed ee uu ku marayo qeybo kamid ah gobollada dalka ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. …

7th October 2024  admin  

Barlamaanka Dowladda Puntland Oo Taageeray Difaaca Xuduudaha Puntland. https://youtu.be/H_YCxw0A3C0  …

7th October 2024  admin  

Siyaasiyiinta Isaaq ee aan naxariista u laheen shacabkooda ayaa haddeer billaabay ineey macdantii dalka uu lahaa ay si suuq madoob ah ugga dhoofiyaan dekedda Berbera. Siyaasiyiinta beesha Isaaq ayaa iibsaday dhamaan wixii hanta guud oo ay ka tagtay dawladii Kacaanka, …