Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Madaxweeynaha DF Maxamed Ca/llaahi Farmaajo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Cadaado, isagoona soo maray deeggaano hoos tagga Galmudug. Madaxweeynaha ayaa u kuur gllaya xaaladda ay ku suggan yihiin dadka. https://youtu.be/f_nm3WyFGcI Allsanaag.com…

7th October 2024  admin  

Hooyo Khadiijo C/llaahi Daleys oo ku geeriyootay dalka Canada Allaha u naxariistee waxaa dalka Canada ku geeriyootay Fanaanadda Soomaaliyeed Khadiijo C/llaahi Daleys oo ka mid aheyd fanaaniinta caanka ah. Khadiijo C/llaahi Daleys ayaa ka mid aheyd fanaaniinta Hobolada qaranka Waabari, …

7th October 2024  admin  

Diyaarad ka baxday garoon diyaaradeed , oo afka badda la gashay  Ma jirn dhaawac ka soo gaaray rikaabkii diyaaradda, shaqaalihii diyaarada, taas oo ay sababtay shimrir ku dhacday diyaaradda Pegasus Airlines ayaa sheegtay in diyaaradda Boeing 737-800 , oo ka …

7th October 2024  admin  

Xarunta la dagaalanka Burcad badeeda argagixisada iyo ilaalinta amniga deegaanada Puntland Mid ka mid ah alshabaabka la shaqeeya alshabaabka sida xorta ah u jooga gobolka sanaag …