Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Awoowahay ayaa xadkii Ingiriiska iyo talyaaniga u dhaxeeyey sameeyey Lix qabiil oo Waqooyiga Soomaaliya  degan ayaa la kala galay Ingiriiska lix heshiis  Qabiilka Dhulbahante iyagu wax heshiis ah lama gelin Ingiriiska oo waxay ku hoos yimaadeen Ingiriiska heshiiskii jeexida xudduuda …

7th October 2024  admin  

Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Qarjab ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid tahay duullaanka beesha Isaaq ay ku soo qaadeen Tukaraq. Wasiirka ayaa sheegay in beesha Isaaq ay tahay meesha nabad gellyo darrada iyo argagixisada looga soo …

7th October 2024  admin  

Bulshada ku nool Caad Saaran iyo Dooxa Dheer oo ka tirsan gobolka Sanaag ayaa kaga qeeyb qaatay dhismaha wadada Ceel Daahir iyo Ceerigaabo boqol iyo labaatan neef oo ari ah iyo saddex neef oo geel ah. Dhismaha wadada ayaa si …

7th October 2024  admin  

Gaari Duulaya oo dabaqa labaad oo xafiis Dhakhtarka ilkukhu ku yaalo  soo taabtay. Subaxdii axada magaalada  Santa Ana, California ee dalka Maraykanka,  ayaa nin la sheegay inuu iska soo badiyey maandoorayaal gaarigii uu wadat isaga oo duulaya wuxuu galay  daar …