Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Marka hunguri ku qaado, uu hungurigaasi kula galo Siyaasiyiinta Muqdisho ceebtaada ayaa banaanka imanaysa iyo in lagu ogaado inaad tahay Calooshiis la ciyaar. Amiin Caamir, labaatan cisho ka hor wuxuu inoo sheegay in Soomaali oo dhami sanadkii ina dhaafay  ee …

7th October 2024  admin  

Dukaan aan lahayn maqal haye, oo intaad waxaad doonto soo qaadato aad albaabka ka baxaysid. Shirkadda ganacsiga   Amazon Go,ee  Seattle, ayaa dukaankii ugu horeeyey oo aan lahayn qof lacagta kaa qaada ama Compute aad geliso waxaad soo gadatay maanta albaabada …

7th October 2024  admin  

Maamulka Puntland oo u jawaabay gudoomiyaha jabahdda SNM oo Isir nacayb ugu soo duulay degaano ka mid ah gobolka Sool …

7th October 2024  admin  

Hoos ka dhegayso madaxweyne ku xigeenkii hore ee  Maxamed Faarax Caydiid, oo ka soo jeeda beesha Ciise Maxamuud. Maxamed Xaaji Aadan waraysigan kii ka horeeyey, waxa laga soo qabtay Huteel Togwajaale ee magaalada Hargaysa , waxaana warbaahinta laga arkay isaga …