Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Wasiirkii horre ee Arrimaha Gudaha Juxa ayaa ka qeeb gallay madal loo yaqaan Madasha Maan Kullan taas oo lagu qabtay magaalada Kismaayo. Kullankan ayaa ahaa sidii loo wacyi gallin lahaa dhalinyarada gaar ahaana waxbarashada. https://youtu.be/yd-1wdEFRw4 Allsanaag.com…

8th October 2024  admin  

Dhul uu lahaa Xaaji Ibraahin Uunlaayey allaha u naxariistee ayaa waxaa lagu heestaa magaalada Muqdisho, dhulka ayaa maxkamad Xamar ku taal waxeey ay u xukuntay dad aan dhulkaas shaqo ku laheen. Dadka dhulka looga heesto Muqdisho waa mid dadka qaarna …

8th October 2024  admin  

Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda gobolka Sanaag ayaa kullan ku yeeshay magaalada Boosaaso taas oo looga arrinsanayey sidii loo dardar gellin lahaa dhismaha wadada Ceel Daahir iyo Ceerigaabo. Allsanaag.com…

8th October 2024  admin  

Taliska qeybta Booliska G. Bari oo Bosaso kusoo bandhigay Bambooyinka & Xabadaha Mootar 60 oo ay kusoo qabteen Howlgalo Taliska qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa maanta magaalada Bosaso ku soo bandhigay Bambooyinka Gacanta laga tuuro iyo Xabadaha Mootar 60 oo …