Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Casharka Jimcaha waxa uu ku saabsanyahay dhadhanka macaan ee iimaanka, waxaana inoo soo jeedinaya Shiikh Kenyaawi. https://youtu.be/JntDwGQKkxA Allsanaag.com…

8th October 2024  admin  

Nasashada Jimcaha maanta waxaan ku soo qaadaneenaa riwaayad lagu dhigay dalka Jabuuti. https://youtu.be/cy_1mhlNP28 Allsanaag.com…

8th October 2024  admin  

In shacabka Soomaaliyeed ay ka baxaan dhibka, lana hello jawi barwaaqo iyo nabad waarta waa mid dadka badankiisa ay maanta jeclaan lahaayeen oo ay maankana ku hayaan. Waxaana dhab ah, in wacyi gellinta dadka oo la kordhiyaa ay tahay mid …

8th October 2024  admin  

Maamulka Hargeeysa waxaa iska leh beelaha ku abtirsada SNMta, mana jirto wax maamul ah oo ay wada dhisteen dadkii degganaa dhulkii la isku oran jiray British Somaliland. Shaqsiyaadka maanta ka soo jeeda Sool iyo Sanaag ee la jooga beesha Isaaq …