Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Dowladda Puntland ayaa saaka maamulka degmada Burtinle e gobolka Nugaal ku wareejisey gaari xamuul ah oo uu saaran yahay qalabkii loogu talagalay in ladhigo goobta lagu qabanayo shirka dibu-heshiisiinta beelihi dhowan ku dagaalamay deegaamada Cagaarane iyo Meygaagle. Wasiirka wasaaradda arrimaha …

8th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo  ayaa maanta 04 Feb 2018 safar ugu ambabaxay magaalada Muqdisho ee caasimadda DF Soomaaliya. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha  magaalada Garoowe ee Janaraal Maxamed …

8th October 2024  admin  

Madaxdii Maxaakiimta Koonfurta Soomaaliya  oo hadda sheegay in Beesha Isaaq ay maalgeliyaan Alshabaab. Yuusuf Indho cade oo ka mid ahaa madaxdii maxaakiimta oo markii danbe noqday alshabaab ayaa isaga oo waraysi bixinaya waxa uu sheegay ” Nin Abeeso koriyoow adiga …

8th October 2024  admin  

Hoos ka ka akhriso caddaalada  Maamulka SNM ee sheegta Sool iyo Sanaag Garxajis 12 H Jeclo 9 Dhulbaahante 5 Warsangali 2 Samaroon 3 Ciise 2 Arab 4 Ayuub 1 Toljeclo 1 Gabooye 1 Habar Garxajis = 1- Wasiirka Maaliyada 2- …