Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Beesha Isaaq oo sugaysay  in Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya  laga dhigo nin ka soo jeeda beesha  Habar Gidir,  si ay riwaayadoodii wada hadalka ee  ay  khiyaandu ku jirtay ay halkii uu uga tegay  Abdiraxmaan Odawaa  uga sii wadi lahaayeen,  iyaga …

8th October 2024  admin  

Daawo degmada Badhan oo lagu qabtay xaflad loogu dabaal degayo  sanad guurada kowaad ee madaxweynha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo …

8th October 2024  admin  

Habeenkii xalay Xasan Culusoow wuxuu ku soo  dhoweeyay magaalada Nairobi Qaswadayaashii  Soomaaliyeed ee caan baxay oo ay ka mid yihiin  Xildhibaan Mahad Salaad, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda C/salaan Hadliye, Guddoomiye kuxigeenka Koowaad …

8th October 2024  admin  

Daawo shacabka magaalada Boosaaso oo u dabaal degaya  sanadguuradii kowaad ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo …