26th July 2024  admin  Category :

Wasaaradda Dekedaha Puntland ayaa ka warbixisay Dooni Ganacsi oo ku gubatay meel shan mayl ujirta halka ay ku soo xirtaan Doonyaha iyo maraakiibta Ganacsi ee Dekedda Magaalada Boosaaso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*