Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Isaaq hubaysan ayaa   guryahoodii  ka barkiciyey, intaas  ugama harine,  inta ay Dumar iyo caruur soo ururiyeen oo   banaan Qoraxdu kulushahay fariisiyeen ayaa iyaga oo bahdilaya waxay leeyihiin Cuntaan idiin qaybinaynaa. Goormaa Isaaq Dhukbahante quudin jiray? Gaarigan raashinka wada wuxuu soo …

8th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa Galabta 14 Feb 2018 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Janaraal Maxamed Abshir Muuse  ee …

8th October 2024  admin  

Xaajood ku saabsan caashuuraadka laga billaabay dalka Soomaaliya iyo sida la isugu xirri doono mustaqbalka marka dalka uu isku furmo. Allsanaag.com…

8th October 2024  admin  

Cali Khaliif ayaa soo dhaweeyay wadahadalada dhexmari doona SNMta iyo dawladda Soomaaliya. Beesha Isaaq ayaa xasuuq ka tabaneeysa dawladdii Kacaanka, waana iyaga kuwa doonaya ineey goostaan oo ay kalla hadlaan dawladda federaalka. Cali Khaliif ayaa sidoo kalle sheegay in Khaatumo …