Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Waad ogtihiin madaxweynuhu waa Abgaal, sidaas awgeed waa inaad dishaan qofkii ku mucaarad ah Gudoomiyaha Xaafdda Kaaraan oo ay beesha madaxweynuhu u badan tahay Faarax Cadaani ayaa u hanjabay cid kasta oo ka soo hor jeesata madaxweynaha 🚨DEG DEG: Gudoomiyaha …

27th November 2026  admin  

SANAAG: Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo dhigey gogosha shirweyne Maakhir oo Aaya-ka-tashi ah. …

27th November 2026  admin  

3′ Askari oo ka tirsan Ciidamada Difaaca Dowlada Puntland oo lagu soo Daweeyey Dalka Hindiya ayaa maanta lagu Soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Boosaaso Kuwaas oo markoodii Hore ku dhaawacmay Dagaalka lagula Jiro Kooxda Argagixsada Daaciish Buuraha Calmiskaad …

27th November 2026  admin  

Israa’iil ayaa dawladda Qadar ku dhalleecaysay doorka laba geesoodka ah ee ay ka ciyaarayso dhexdhaadinta Xamaas iyo Israa’iil iyo dadaallada xabbd-joojinta. Ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ku sheegay in la gaadhay xilligii Qadar ay joojin …