Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Dhalinyarada Somaliyeed iyo Doorka shaqooyinka.Fallo WQ.Saxafi Maxamed Axmed Ciise Tan iyo wixii ka dameyey burburkii dowladii dhexe Ee dalka Somaliya waxa soo ifbaxayey Nidaamyo kaladuwan oo aan dhaxlayn qaababkii hore ee Nolosha dalka wixii ka horeeyey sideetameedyadii,Hadaba Waxaan Cilmi baaris …

9th October 2024  admin  

Beesha Isaaq oo ka diiday IGAD inay  Tukaraq ka baxaan Gacan ku dhiigle Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu xafiiska ku qaabiley wefti ka socda urur-goboleedka IGAD, oo uu hoggaaminayey ergeyga gaarka ah ee Ururkaasi u qaabilsan Soomaaliya Amb. Maxamed …

9th October 2024  admin  

Suuqii  madoobaa ee caalamka ugu weynaa  ayaa  maanta xiran Guud ahaan waxaa saaka xiran Ganacsigii Suuqa madow ee  ugu weyn ee caalamka  ee Bakaaro ee ku yaal magaalada Muqdisho , kaddib markii uu dhaqan galay go’aan shalay ka soo baxay …

9th October 2024  admin  

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah Fahmo Axmed Nuur ayaa Wafdigan Ganacasatada ah ee ka socda  Dalka Qadar ku soo dhaweysay Maanta oo ah Axad Garoonka Aadan Cabdulle ee Magaalada Muqdisho. Fahmo Axmed Nuur oo warbaahinta kula …