Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Saraakiisha dowladda  Puntland ayaa sheegay howlgal ay ka sameeyeen ciidamada Buuraleyda degaanada Dha-dhaabo iyo Ceeldibir ee Buuraha Cal Madow Puntland ku dileen xubno ka tirsan Al-shabaab. Saraakiisha ayaa sheegay in muddadii uu howlgalku socday ciidamadu dileen dagaalyahan oo ka tirsan …

9th October 2024  admin  

Agaasimayaashii wasaaradda Qorshaynta qaranku  shaqadoodu maxay noqnaysaa mar haddii Raisulwasaaruhu soo magcaabay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha http://www.radiomuqdisho.net/rwasaare-kheyrre-oo-magacaabay-madaxa-unugga-isku-xirka-deeqaha/ …

9th October 2024  admin  

WARAYSI/ GARAAD CABDULLAHI CALI CIID OO SHEEGEY INEY LEEYHIIN GO’AANKA DHULKOODA,SALUUGNA KA MUUJIYEY SHIRKA JABUUTI IYO PUNTLANDBA. Waraysigan oo Garaad Cabdullahi Cali Ciid afhayeenka isimada puntland oo waraysi siiyey golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ,ayaa saluug ka muujiyey heshiiska …

9th October 2024  admin  

Maalinta ay xusaan beesha Isaaq oo ay sheegaan inay shiideen kacaankii iyo Faqash  ayaa Caruurtii Reer laascaanood hadda lagu khasbayaa. https://youtu.be/pAMuTvcGZs4…