Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Dowladda Turkiga taageerada ay mar walba la garab taagantahay Soomaaliya, waxa uuna ammaanay xiriirka walaaltinnimada leh ee kala dhexeeya Turkiga. Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga ayaa dhankiisa uga mahadceliyey sida diirran ee ay Dowladda Federaalka usoo …

9th October 2024  admin  

Muhiimad Intee le’eg ayey bulshadeeni ka dhaxalikartaa Maalgashiga dalkeena Iyo shaqo Abuur loo sameeyo ? Waa Hubaan inaan xal u helikarno caqabado badan oo looga gudbikaro mushaakilka shaqa la,aaneed ee ee dalkeenu la dalaa dhacayo hadii aynu samayno shaqo Abuur …

9th October 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 21 Feb 2018 waxaa uu kormeer ku sameeyey qaar kamida xarumaha dawladda Puntland ee ku yaala caasimada Garoowe,  xarumahaas oo ay ka mid ahaayeen xarunta Dawladda …

9th October 2024  admin  

Shir muddo saddex beri ah uga socdey magaalada Garoowe  Hay’adaha Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Federaalka, Dawlad goboleedka Jubbaland iyo dawladda Puntland ayaa  ayaa maanta kusoo xirmay Caasimadda Puntland ee Garoowe. Shirka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii ay Hay’adaha shaqaalaha rayidka …