Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Dhalinyaro ka soo jeeda gobolka Sool ee jabhadda  SNM doonayeen inay xabbada isaga dhigaan, oo laga wacyi geliyey khatarta ay ku jiraan iyo shirqoolka loo dhigayo ayaa hadda ku soo biiray maamulka Puntland. https://youtu.be/2U1PypRwMsU…

9th October 2024  admin  

Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha ma Musuqmaasaaq hor leh oo loo magcaabay baa mise Musuqmasaqii iyo isdaba marintii horay loo sameeyey ayaa la saxayaa, Waxay u badan tahay inay yihiin koox ku heshiiyey xatooyo xoolo dadweyne iyo Soomaalida oo 2018ka …

9th October 2024  admin  

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Maxamed Yuusuf (Warlabediid) oo maanta  Magaalada Boosaaso shil baabuur ku geeriyoodey. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi …

9th October 2024  admin  

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay arimaha, Amniga Dalka, Habka Hubinta Badeecadaha, Ilaalinta Gaadiidka Dawladda gaar ahaan Gaadiidka G D ah. …