Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Wasaradda shaqada,Shaqaalaha Dhaalinyaradda iyo Ciyaaraha oo Qoraal ay ugu digayso shirar dhallinyaro oo ka hor imaanaya nidaamka puntland …

9th October 2024  admin  

Halka qaybo ka mid ah Soomaaliya laga diidan yahay Canshuurta oo la bixiyo , bulshada Gobolka Sanaag waa kuwo iskaa wax ugu qabso uga qayb qaadanaya arimaha horumarinta degaanka oo aan gacmo hooris ka sugayn Turki …

9th October 2024  admin  

Seychelles ayaa  noqotay dalka Qaaradda Afrika Baasaboorkeedu ugu qiimo badan yahay, oo dalal badan Fiiso la’aan lagu geli karo . Halka Soomaaliya ay  noqotay dalka Baasaboorkeeda aan lagu geli karin Caalamka intiisa badan, oo albaabka laga wada xirtay    …

9th October 2024  admin  

 Xaliimo Yareey  oo mar kale doorasho ay qabanaysay ku soo dhamaatay Fowdo iyo gacan ka hadal  Doorashada kursi ka banaan Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la filayay in ay ka dhacdo magaalada Muqdisho ayaa kusoo dhamaatay foodo iyo …