Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Maxaa ka jira in goobaha cilaajyada ‘lagu faraxumeeyo’ haweenka? Adduun qarsoon oo xadgudubyo jinsi iyo dhiig-miirasho ay ku kacaan rag sida ay sheegtaan ku shaqeeya ‘daaweynta ruuxiga ama cilaajyada’ ” ayaa ay dhawaan daaha ka qaadday BBC-da qaybteeda Carabida. Baanashada …

29th September 2024  admin  

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ,ayaa Maanta qaabilay Madaxa Qatar charity ee Soomaaliya Cabdifitaax Cumar Macalim. Labada Masuul ayaa kulankooda uga hadlay sidii Labada hay’adood SoDMA iyo Qatar Charity ay uga wada shaqayn …

29th September 2024  admin  

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay musuq-maasuqa ka dhex-jira cayaaraha Soomaaliya kadib hadal-hayntii ka dhalatay gabar Soomaaliyeed oo tartanka cayaaraha orodada ee Jaamacadaha Adduunka ee FISU ku matashay Soomaaliya, taasi oo kaalinta hoose ee ay gashay soo …

29th September 2024  admin  

Wiilka qoyskiisu aysan Muslim ahayn ee ku guuleystay tartanka Qur’aanka Kariimka Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay tartanka Qur’aanka Kariimka, oo ka qeyb galeen ardey ka badan kun, kuwaasoo isaga kala yimid Waqooyiga Ameerika. Tartankan Imam …