Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Madaxweeyne Xasan Shiikh iyo Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi ayaa muddooyinkii u danbeeyay ku celcelinayey ineey wajiga labbaad ee dagaalka lagu ciribtirayo argaggixisada ay qaadi doonaan. Waxaase muuqata in dawladdu ay u sii sheegayso argaggixisada meelaha ay ka weerari doonaan iyo …

29th September 2024  admin  

“Dowladda Federaalku isbaaro ayey u dhigatay mashaariicdii caalamka, hub ayey u adeegsanaysaa, Puntlandna waxba ma soo gaadhaan.” – Wasiirka Maaliyadda, Maxamed Dhabancad. Birmade Xasan Sheekh!πŸ˜€πŸ™ˆπŸƒβ€β™€οΈ pic.twitter.com/9ytL3fn3Ls — Naciima Abwaan Qorane (@NaciimaAbwaanQ) August 7, 2023 …

29th September 2024  admin  

Lataliyaha Demoqraadiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka oo gaaray Kismaayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse Warfaa oo gaaray Jubbaland. Madaxweynaha Jubbaland …

29th September 2024  admin  

Wararka ka imanaya deegaanka Dhabbad ee maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in dil uu ka dhacay xalay degaan u dhow halkaasi oo aan ka fogayn xuduudda Soomaaliya la leedahay Itoobiya. …