Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Midowga Afrika oo ka hadlay xayiraada socdaalka Maraykanka Midowga Afrika ayaa walaac ka muujiyay go’aanka dowladda Mareykanka ay ku soo rogtay xayiraada cusub ee dhanka socdaalka ah ee ay saameysay muwaadiniinta ka imaanaya ilaa todobo dal oo Afrikaan ah. War …

6th June 2025  admin  

Kingdom of Warsangali (1218-1886AD) : spotlight on Middle Ages African global trade hub The word “Warsangali,” in the Somali language, means “bringer of good news.” The Warsangali kingdom (Arabic: سلطنة الورسنجلي‎, Somali: Saldanadda Warsangeli) was a mighty kingdom in the …

6th June 2025  admin  

Dowladda cusub ee Kanada oo hirgalineysa sharciyo adag oo xakameynaya soo galootiga Dowladda Kanada ayaa soo jeedisay sharci cusub oo xaddidaya qaybo ka mid ah hannaanka sheegashada magangalyada isla markaana siinaya hay’adaha dowladdu awood dheeraad ah oo ay ku joojin …

6th June 2025  admin  

Boqortooyada Sucuudi Careebiya ayaa shaacisey in ay xukun deldelaad ah ku fulisey 4 nin oo Soomaali ah oo ciqaab ka dib qirtay in ay dalkaasi geliyeen maandooriye. Afarta deldeley ayaa shan ku noqonaya nin kale oo la deldeley bishii Febraayo, …