Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Taliyaha Ku-meel Gaarka ah ee Howlgelinta Ciidanka SSC Khaatumo Cabdirashiid Qodhob oo ka hadlay Qaabkii lagu jabiyay Somaliland …

28th September 2024  admin  

Warbixin: Cabdiwaaxid Cali Nuur oo qoyskiisa dib ula midoobay 40 sano oo ay is mooganaayeen. Afartan & Seddex sano(43) ka dib ayuu Reerkiisa & Ehelka uu ka dhashay maanta dib ula midoobey, ka dib markii ay waqti hore isaga oo …

28th September 2024  admin  

Faransiiska oo diiday inuu la baxo safiirkoodii Niger ee la cayriyey Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in danjiraha dalkiisa u fadhiya Niger, inaanu dalkaas ka bixi doonin. Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa, iyada oo milateriga xukunka dalkaas la …

28th September 2024  admin  

Kubra Xaaji Xassan, xubin Xisbiga Waddani, oo reerkeeda xasuusisay halaaggii kaga dhacay Goojacadde, si gooni ahna ula dardaarantay beesheeda Habarjeclo, maamulka ISAAQLAND , iyo isbahaysiga Baho Iidoor, una sheegtay in hadday rabaan in ay sii jiraan ay Habar Jeclo iyo …