26th July 2024  admin  Category :

Warbixin: Cabdiwaaxid Cali Nuur oo qoyskiisa dib ula midoobay 40 sano oo ay is mooganaayeen.

Afartan & Seddex sano(43) ka dib ayuu Reerkiisa & Ehelka uu ka dhashay maanta dib ula midoobey, ka dib markii ay waqti hore isaga oo yar ay kala irdhoobeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*