Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

War-saxaafadeed uu ku saxiixan yahay Guddoomiyaha Xisbiga Mustaqbal oo hadda soo baxay ayaa lagu qaadacay go’aannada ay gaareen Sincad iyo Ifiye. Warsaxaafadeedkan ayaa waxaa ku cad in Xisbiga Mustaqbal uu qeyb ka ahayn talooyinka go’aanadaas. …

27th September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo u amba baxay dalka Mareykanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gelinkii dambe u ambabaxay magalada Washington DC ee dalka Mareykanka. Guddoomiye …

27th September 2024  admin  

Janaraalka Mareykanka ee weerarka Qasa ku tilmaamay kii Muqdisho 1993 Agaasimihii hore ee CIA-da Mareykanka, David Petraeus, ayaa ka digay in weerar dhulka ah oo lagu qaado Marinka Gaza “uu la mid noqon karo kii Mareykanka ku qabsaday Muqdisho.” Mar …

27th September 2024  admin  

Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inay kusii kordhayaan tirada dadka laga helayo xanuunka HIV/AIDS, waxaana lixdii bilood ee la soo dhaafay cudurka laga helay bukaano tiradoodu gaareyso 11 kun oo qof. Guddiga ka hortaga HIV/AIDS-ka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho …