Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Kooxda Maareynta Sanduuqa wadajirka ah ee Soomaaliya oo yeeshay shir muhiim ah Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) iyo ku-simaha ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mudane …

25th September 2024  admin  

Qodobo laga soo saaray shirkii Soomaaliya iyo UK Dalka UK waxaa ka dhacay shir ay yeesheen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak, kuwaas oo shirkooda ka soo saaray war-murtiyeed ka kooban afar qodob. Qodobbada ugu …

25th September 2024  admin  

Dagaal ayaa saakay waxa uu ka dhacay Buqdharkayn, sarinta iyo Yayle. Dagaalka ayaa markii hore ku billowday qaab tuurtuur ah, balse markii danbe ayuu isku beddelay dagaal toos ah. Inta la xaqiijiyey maamulka Goboleedka Hargaysa waxa laga qabtay 25 maxaabiis …

25th September 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland Mudane Caarshe Maxamed Siciid iyo Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee Somalia Mudane Axmed Juma Al Rumaithi ayaa si rasmi ah u daahfuray wejiga koowaad ee mashruuca Koronto ka dhalinta cadceedda (Solar Power Plant) …