Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2025 admin
Waxaan dhakafaar iyo dhag xumo ahayn walaan laga dhaxlayn. Abwaan Bariir oo gabay ku cabiray dhacdadii Dooxada Dureera ee Gobolka Sanaag. …

10th May 2025 admin
Labaddii kooxood ee Reer Maakhir oo midkoodna Bulshada gobolka Sanaag ayna u dirsan Sool ayaa ku kala adkaaday Laascaanood. Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxa isugu tegay labo kooxood oo reer Maakhir ah oo mid ka mid ah ay wataan …

10th May 2025 admin
Horjooge Firdhiye miyuu ilaaway in Reer Maakhir madasha fadhiyaan mise wax kalaa jira. Hogaamiye Firdhiye ma ilaawin inuu Xildhibaan Timacade iyo Wasiir Bidhaan ay dhinacyada ka istaagaan – …

10th May 2025 admin
Muxuu Trump ugu daray Soomaaliya qorshaha lagula dagaalamayo Xuutiyiinta Yemen? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Axaddii sheegay in Mareykanku uusan ogolaan doonin “argagixisada” inay ku dhex dhuuntaan shacabka Soomaaliyeed. “Waxaan taageereynaa dadka Soomaaliyeed, oo aan u ogolaanin Xuutiyiinta inay soo …