Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku wajahan dalka Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Casuumad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Masar mudane, Abdel Fattah el-Sisi. Marti-qaadka ayaa waxa dowladda Soomaaliya  soo gaarsiiyey wafdi sare oo ka …

24th September 2024  admin  

Isaaqa dega gobolka Sanaag ayaa sheegay inay dhul iyo xeeb u hayaan Itoobiyaanka. Ninka ugu magcaaban jabhadda SNM gobolka Sanaag, oo dhowr mar oo hore maleeshiyo beleed soo hubeeyey si ay u qabsadaan degaano ayna beeshiisu degin oo xeebta gobolka …

24th September 2024  admin  

Qaar kamid ah Bulshada magaalada Kismaayo ayaa hambalyo u diray Madaxwaynaha la doortay ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni …

24th September 2024  admin  

War-saxaafadeed “DFS waxa ay aad uga xuntahay tallaabooyinka Maamulka Somaliland ee ka dhanka ah Warbaahinta iyo dadweynaha” Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay tallaabooyinka gurracan ee maamulka Somaliland  isugu dayayo in uu ku af qabto warbaahinta iyo …