Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Madaxweyne ku xigeenka la doortay oo l kulmay Suldan Siciid Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Hon Ilyas Osman Lugatoor ayaa hoygiisa ku booqday Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo kamid ah dhaqanka Puntland, Suldaanka ayaa Madaxweyne ku xigeenka uga mahadceliyay booqashadiisa …

24th September 2024  admin  

Jabhadda Xoraynta ee Oromada ayaa ka hortamid ficilkii foosha xumaa ee Aby Axmed kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay mid sharcidarro ah oo uu ku marinhabaabinayo Shacabka Ethiopia. War qoraal ah oo ay soo saareen OLF ayay ku …

24th September 2024  admin  

Sidee noqon doonaa xiriirka Federaalka iyo Puntland kadib doorashadii Deni Maamul goboleedka Puntland ayaa shalay soo geba-gebeeyey doorashadii madaxtnimada iyadoo uu ku guulaystay madaxweynaha talada haya Saciid Cabdullaahi Deni. Haddaba falanqayn ku saabsan xiriirka Puntland iyo dawladda federaalka iyo dhammaystirka …

24th September 2024  admin  

Beesha caalamka ayaa soo saartay bayaan ay kusoo dhawaynayo sida ay u dhacday doorashadii madaxtinimada ee shalay ka dhacday Puntland “Saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah waxay soo dhaweynayaan gabagabada doorashada madaxtinimada Puntland ee 8-da Janaayo 2024. Waxaan ku ammaaneynaa shacabka …