Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
22nd January 2025 admin
Shalay wuxuu lahaa Farmaajo waa Mareexaan, maantana beelaha Digil iyo Mirifle ayuu ku sheegay inay Guruuc yihiin oo ay dhaleen Itoobiyaanku Digil and Mirifle clan members demand the removal of Director General Bashir Moalim over racial profiling of their civil …
22nd January 2025 admin
Warysiga Maxamed Xuseen Xasan oo ka tirsanaa Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab Waxaa Soo Qabtay Ciidanka Baarista Danbiyada ee Gobalka Nugaal Waxaan lagu soo qabqabtay Magaalada Garoowe. …
22nd January 2025 admin
Maxaa ka soo baxay wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya? Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Muqdisho shalay ku yeeshay waddallado ku saabsan ambaqaadidda heshiiskii Ankara iyo waliba howlgalka cusub ee ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya ee AUSSOM. Wasiirka gaashaandhigga Itoobiya Caaisha Maxamed …
22nd January 2025 admin
Agaasimaha bililiqada iyo iibka hantida Qaran iyo Qabuuraha ayaa la magcaabay Waxa markii ugu horaysay taariikhda Soomaaliya la magcaabay agaasime shaqadiisu tahay IIbka oo ka howl geli doona xarunta madaxtooyada. Agaasimahan oo inta badan la shaqaynaya qoyska madaxweytnaha ayaa ka …