26th April 2024  admin  Category :

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS mudane Eng Cabdullahi Abuukar Xaaji, Cabdullahi Carab ayaa magacaabay Guddigga ku meel gaarka ah ee hurumarinta Afka Somaaliga kuwaasi oo wax ka qaban doona dhibaatooyinka heysta Afka Somaaliga.

Image
Image

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*