Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
6th February 2025 admin
Gobol kamid ah Canada oo Soomaalida siiyay todobaad u gooni ah oo ay xusaan dhaqankooda Downlad gobaleedka Alberta ayaa ku dhawaaqday in 25-ka June ilaa 1-da Luulyo loo aqoonsan doono toddobaadka Dhaqanka Somalida ee Alberta. Wasiirka Socdaalka iyo arrimaha jinsiyadaha …
6th February 2025 admin
Hambalyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda 64-guurada ka soo wareegtay maalinta xorriyadda, midnimada iyo dowladnimada Soomaaliyeed ee ku astaysan 1-da Luulyo 1960-kii. …
6th February 2025 admin
Wada-hadallo Turkiga uga furmaya Soomaaliya iyo Itoobiya Soomaaliya ayaa dirtay wasiirka Arrimaha Dibedda Axmed Macallin Fiqi oo maanta u safray Turkiga, waxaana la sheegayaa in Addis Ababa ay iyaduna Turkiga u dirayso wasiirka Arrimaha dibedda. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda …
6th February 2025 admin
Muxuu James Swan ku sheegay warbixintii Soomaaliya ee Golaha Ammaanka? James Swan oo ah madaxa xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa shalay warbixin kooban oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya siiyay Golaha Amaanka ee Qaramada. Waxa uu kaga hadlay amniga, bixitaanka ATMIS, …