Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Sawirkani waa shabakadii maafiyada caalamiga ah ee uu hogaamiyo madaxweyne hore xasan sheikh iyo daynleey kale oo kubiiray layna baxay Madasha xisbiyo qaran soomaaliduna u tagqaan BADAR IYO BEESO!. XISBIYADA DIIN DILLE,DAL DILLE,DALIIL SHISHEEYE, DABASALIIDLEEY,OO MAR LABAAD KA MURUGOODAY GOBONIMADA …

18th May 2025 admin
Difaaca Hindiya oo iska celin jari waayay Diyaaradaha Pakistan Talafishanka Aljazeera ayaa sheegay in gantaalihii ay Pakistaan ku rideen dalka Hindiya ay difaaci kari waayeen Iron Domekii loogu talo glay inay gantaalahaas soo ridaan. Gantaal kasta oo ay Pakistan riday …

18th May 2025 admin
Waa maxay sababta M. Culusoow ugu soo dari waayey Xisbigiisa Siyaasiyiinta Isaaq Kulamaddii Muqdisho uga socday Mdaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow iyo Hogaamiyaasha maamul goboleedyada qaarkood ayaa ku soo dhamaaday Urur uu Xasan Culusoow madax ka yahay, iyaguna ay ka wada …

18th May 2025 admin
Maraykanka oo ku sheegay shirkii Muqdisho Shinbirayohow_heesa_ Maraykanka oo shirkii Canaasiirta Muqdisho dhowaan ku shirtay ku sheegay Shimbirayohow heesa iyo gole Soomaalida qaarkeed lagu dulminayey Dowladda Maraykanka ayaa gabi ahaanba lahortimid go’aanadii Madasha kasoobaxay, waxayna Tori. “Saamileyda siyaasada ee muhiimka …